Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo qaabilay Mr. Johan Siffointe & wafdi uu horkacayo (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta xafiiskiisa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wakiilka cusub ee hey’adda Qaramada Midoobey ugu xilsaarran qaxootiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (UNHCR) xafiiskeeda Soomaaliya, Mudane Johan Siffointe, oo wareejiyay caddaymihiisa aqoonsi wakiilnimo. Axmed Ciise Cawad waxa uu carabka ku adkeeyay muhiimadda … Continue reading Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo qaabilay Mr. Johan Siffointe & wafdi uu horkacayo (Sawirro)